Toosan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)1. Wax aan qallooc ama leex-leexad lahayn ahaansho. 2. Wax aan qalad lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toosan ↴
baadi | baadiyaysan | laace | ugaxlay | xagal furan | xagal toosan | xaglo-istoosiya | abshir | ambi | bakoorad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg