Tooxo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Qaanso boqon ku giigsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tooxo

dhaxaltooxo | madar | tooxasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg