tuman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)Wax la tumay ahaansho (bir, qof, xiniinyo iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuman ↴
diriq [m.l] (-qyo, m.dh)
Liilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda feeran iwm laga reebo ama laga soo dhex saaro.
sumbay [m.l]
1. Nooc gooryaanka ka mid ah oo xubnaha uurka qaarkood gala oo barariya. 2. Wan tuman. 3. Nacas; doqon.
tumnaan [m.f.dh]
eeg tuman. ld tumnaansho.
xashir [m.l]
Badar tuman oo jajab ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg