Sumbay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Nooc gooryaanka ka mid ah oo xubnaha uurka qaarkood gala oo barariya. 2. Wan tuman. 3. Nacas; doqon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sumbay ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg