Tun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Luqunta dhabarkeeda; jeegada hoosteeda.


Tun

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)

1. Badar iwm buushe ka saarid. 2. Cid ul la dhicid. 3. Wan dhufaanid. 4. Sacab t.: sacab isku garaacid. 5. U sacab t.: cid ballan ka qaadid ama taageerid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tun

utun | yoose | afweyn | baan | cimilo-fidsan | cimilo-qaaradeed | giir | hoobal | isfeel | istun |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg