Caano
Qaabnaxa: m.l.w Isrogrogga:1. Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda. 2. Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caano ↴
qaab | baabee | qaabi | qaabis | baacug | edegkudhufaan | ibdar | jaan | maal | maalis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg