Udub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dbo, m.l)

1.Tiir xooggan, farraarro leh oo dhismaha aqal soomaaliga lagu adkeeyo. 2. Tiirar badan oo meel wada yaal. 3. Summad geela lagu dhigo, qaab udub kor u jeeda ah leh oo meelo kala duwan looga dhigo; kabaal. 4. Dhigo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga udub

kaad | maalin dayaxeed | udubcad | udubdhexaad | udubxoog | xadgudub | xadgudub | xambaaraggudub | dhakaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg