urre
(m.l)

Aboorka kiisa labka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh urre

gaagurre [m.l]
Inan ku jira da'dii uu qaadan lahaa tababbar ciidan.

curcurrey [m.dh]
Shimbir qoolleyda u eg kana yar.

curre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Bisad ama mukulaal lab. ld curri.

dhuxulkurreeb [m.l]
1. Jirac qaniinyo kulul. 2. Jaad dibaqallooca ka mid ah oo yar oo qaniinyo kulul.

garsurre [m.l]
Meel sare oo inta laga boodo gacmaha lagu qabsado oo xoog kor laysugu qaado taniyo inta meel astaysan garka laga soo surt.

garsurree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Garsurre samey.

gurree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Ilmo yar niyadda laga dilay ahaansho.

gurreyn [m.f.dh]
eeg gurree.

guurre [m.l]
Orod gaaban; rucle.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg