Urug
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cudur dadka, xoolaha iyo shimbiraha ku dhaca oo sambabada waxyeeleeya oo xummad badan iyo qufac leh; qaaxo; feero.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga urug ↴
urugo | urugoo | urugood | durug | durugsan | durugsanaan | durugsanaansho | durugsasho | durugsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg