Waax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

1. Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi. Tus. “Hasha la qaley waax iga sii”. 2. Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.

Waax, Fallar, Leber, Yaaw, Yuuc*

Waax = 1/4 Fallar = 1/8 Leber = 1/16 Yaaw = 1/32 Yuuc = 1/64


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waax

laan | maagma | waaxayn | waaxaysasho | waaxayso | waaxee | waaxid | waaxyayn | waaxyee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg