Wadayaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dad isku xeer ah oo degaan si nabadgelyo ah ugu wada nool. ld wadataal.

Wadayaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xiddo. 2. Xirmo furayaal ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadayaal

wadataal | istarabtokokas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg