Wakiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Qof si sharci ah u maamula hawlo cid kale leedahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wakiil ↴
naa'ib | barasaab | danjire | dhulgoyn | ergey | hoos-carreed | igbo | intikhaab | khaliif | masal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg