Walaaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld walaaqid.


Walaaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid. 2. Meel deggan qas ka kicin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walaaq

laami | falaaji | falaanji | gurdowalaaq | gurdowalaaqnimo | irbe | irbee | malaakhad | malaakhadi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg