Wanaagsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax wanaag leh ahaansho. 2. Ku w.: wax, wax gaar ah ku habboon ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wanaagsan

aadaab | ibagorayee | u | qaablaawe | caalami | edeb | edebsami | edebso | edebyeelo | ee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg