Waraabow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur xun oo laysku qaadsiiyo isu tegidda ragga iyo dumarka ama lala dhasho; xabbad.
Waraabow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Cudur muddo dheer oo ka mid ah cudurrada galmada, waxaana keena baktiiriyuunka “trepopnema pallidum” oo jirka ka gala meel dhawac ah.
Waraabow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)1. Waraabe noqosho. 2. Wax hilib badan cuna noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waraabow ↴
xabbad | qarar | waraaboobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg