Waraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado. 2. Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq. 3. Buur gollaheeda; jeex.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waraar ↴
saynwaraari | saynwaraari | saynwaraarin | saynwaraaryid | waraarad | waraarasho | waraari | waraaro | waraaryid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg