waraq
(m.l) (-qyo, m.dh)

1. Karin laga dhaco; jeex. 2. Lafdhabarta, inteeda kelyaha la siman; waraar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waraq

waraar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado. 2. Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq. 3. Buur gollaheeda; jeex.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg