warhayn
(m.f.dh)

eeg warhee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warhayn

mindirraaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, si deddejis ah ku dhammayn. 2. Neef aan la baxnaanin oo aan loo warhayn inuu dhiman lahaa iyo in kale, mindi ku gowricid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg