Waryaa
Qaabnaxa: Urur Jagaale | Collective Ordinal Isrogrogga:(w. waryaaya) Erey lala hadle labood ah dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld ar, aryaa, waar, war³, waryee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waryaa ↴
waar | ar | aryaa | hayaay | hooy | war | waryaaya | waryee |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

