War
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)1. Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego. 2. Hadal.
War
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
War
Qaabnaxa: u.j Isrogrogga:ld waryaa.
War
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
War-diiq*
Micnaha ereyga war-diiq waa telephone-ka ama mobile-ka gacanta, hadii aynu labada kalmadood kala qaadno (war=wax sheegid ama wax la soo tabiyey. Diiq= cidhiidhi ama wax dhib ah.) mararka qaarna marka mobile-ka laga hadlayo weynu diiqadoonaa iyadoo war leynoo sheegayo.. markaa sidaa darteed baan u idhi (war diiq) maadama oon erey bixin sax ah loo hayn.. Waad mahadsantihiin...
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
WARAC*
FARIIDKA
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga war ↴
kaa | laab | maab | na | faaf | faafin | ogeysiis | qaabile-kiimikaad | waabaayee | faahi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg