washir
(m.l)

ld washirid.

washir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Doonni, markab ama gaadiid kaloo badeed samayn ama dhisid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh washir

dawar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid. 2. (f.g) Markab ama doon washirid. 3. (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer².

washiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la washiray ahaansho.

washirid [m.f.dh]
eeg washir². ld washir¹.

washirnaan [m.f.dh]
washiran. ld washir-naansho.

washirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld washirnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg