Waxtar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Qiimaha isticmaal ee wax leeyihiin. 2. Nafaqada raashin laga helo. 3. W. ah: nafley waxqabad leh. 4. ld waxtarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waxtar

baabba' | faad | ictiqaad | qaafo | qaaye | raandhiis | saaquun | saaquunnimo | taallo | uraad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg