Weger
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geed qorigiisu aad u bixi adagyahay.
Weger
Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:Erey la yiraahdo kolka la arko wax lala yaabo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weger ↴
wagarad | wagaradee | wegered | wegeredee | wegeredeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg