Weydaari

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Dhaafi; gudbi. 2. Is w.: is dhaafin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weydaari

dabammari | dhafandhaaf | weydaar | weydaarid | weydaarin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg