Weydaar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Isdhaaf; gudub. ld weydaarid.
Weydaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weydaar ↴
tacaddi | abyin | aqoon-isweydaarsi | dabammari | daddaabbe | dhaaf | dhafandhaaf | isdhaafdhaaf | isuqaybin | isweydaar |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

