Wood

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dad, m.l)

Cod doorasho.


Wood

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cod cid lago dooranayo bixin. ld wootee.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wood

xad-awoodeed | awood | awood-danabeed | awooddaran | awooddarnaan | awooddarnaansho | awooddarri | awooddarro | awoode | awoodid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg