Xagatin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)

Ciddi xoog wax loogu jiiday ama wax kale oo la mid ah, raadka ama nabarka ay reebaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagatin

xangaruufo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg