Xaj

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(dii.) Shanta tiir oo diinta Islaamku ku taagantahay mid ka mid ah oo waajib kaga dhigaya qofka inta uu noolyahay in uu hal mar tago Maka mowsinka xajka. ld xad¹.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaj

caabbi | xaaji | ibalaroor | xaajiyad | xad | xaji | xaji | xajiimee | xajiimeyn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg