Xanaaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Caro; dhirif; dhiidhi.


Xanaaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Caro muujin (qof); carood; dhirifid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanaaq

camal | camalley | camallow | caradhow | carafudud | caree | caro | cartan | ciilkambi | dabbaraale |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg