Xarad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarad

mashxarad | mashxaradid | xaradhaami | xaradhaamin | xaradhaamo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg