Xareed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Biyo roob. 2. Biyo macaan oo aan cusbo lahayn. 3. X. ah: midab casaan furan ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xareed

biyadhig | calcalyo | faarofaare | gadoon | hayaamiso | jaqaqari | luuq | miraxareedaad | qayb-xareedayn | wiyeer |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg