Xarragoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

1. Dhar qurxoon xirasho. 2. Ka x.: wax ka faanid ama iska dhawrid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarragoo

jaakad | saayaq | baashaar | bakoorad | balac | jusur | kiswad | koor | kuul | labbis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg