Xash
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba. 2. Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xash ↴
maandooriye | adab | balxasho | barxasho | booddo | buunshe | cunto-sumow | dagiigaxasho | deexasho | dibaaxasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg