Xayaabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Lakab qira yar oo fuula hooreyaasha, badanaa dabayshu xarfiso.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayaabo

caad | luun | xanto |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg