Xeero

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Weel godan oo qori ka samaysan oo cuntada lagu rito.


Xeero

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(muus.) Qaybta kordhisa codka shareerada oo ka samaysan xeero qori ah oo harag ari ku daboolan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeero

yamxeero | dhaad | dhaadan | kur |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg