Xog

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld xoq¹.


Xog

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Arrin xaqiiqdeeda dhabta ah. 2. ld xoq¹.


Xog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

ld xoq³.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xog

og | ogeysii | jaasuus | ogsoonow | qaafil | wacaal | afgobaadso | akid | bayti | cirridbaar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg