bayti
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Baadi maqan xogteeda sheegid. 2. Baadi maqan xogteeda cid weyddiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bayti

basle [m.l]
1. Baadiddoon aan raad iyo baytin midna loo hayn oo socod iyo wareeg badan. 2. Wax hab la'aan lagu doono oo aan jaangooyo hore loo dhigan. 3. ld basleyn.

baytimmaal [m.l]
ld beytimmaal¹.

baytimmaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
ld beytimmaal².

baytimmaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld beytimmaali.

baytimmaalid [m.dh]
ld beytimmaalid.

baytimmaalin [m.dh]
ld beytimmaalin.

baytimmaalis [m.l]
ld beytimmaalin.

baytin [m.f.dh]
eeg bayti. ld baytis.

baytis [m.l]
ld baytin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg