Xoodan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)Wax la xooday noqosho.
Xoodan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Wax la xooday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoodan ↴
baamiye | baangad | bed | bikaaco | feedh | gacan xoodnaan | haydh | qarandi | xarriiq | xeerka noqodka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg