Xukun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Talis, guddoon. 2. ld xugmi. Go'aan maxkamadeed. 3. ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.
Xukun
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)1. Wax maamulid. 2. Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xukun ↴
waddan | xakaamad | xakun | argaggixisannimo | boqorad | boqortooyo | cilmiga siyaasadda | demokarasiya | garsuge | gole-ku-simid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg