Xumee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Cid xumo ku samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xumee ↴
afxumee | caloolxumee | darxumee | dhaqaalaxumee | faraxumee | futaxumeeye | jirxumee | kharrib | mindumis | xumayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg