Xundhur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

Xuddun.

Xundhur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Cudur la is qaadsiiyo oo ku dhaca xiidmaha shuban dhiig iyo axal la socdaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xundhur

dawaxaar | entameeba | xundhur-ameebeed | xundhur-bakteeriyeed | xundhuro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg