Xusuus
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Awoodda maskaxda ee kaydin-ta dhacdooyinka. 2. Gocashada dhacdo qof raad ku reebtay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xusuus ↴
laabla' | raad | taallaxusuuseed | taallo | ajeendo | alan | baraarujsanaan | cululubo | dhadhab | garansii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg