Xuurto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Culays ku yimaada neefta marka nafley orod ku daasho ama hawl iwm. ld xiiq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuurto

haftoo | xiiq | xiiq | xuurtee | xuurtoo | xuurtood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg