Yuuc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cac, m.l)

Yaaw laba loo dhigay middood.

Yuuc

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

ld yuub².

Waax, Fallar, Leber, Yaaw, Yuuc*

Waax = 1/4 Fallar = 1/8 Leber = 1/16 Yaaw = 1/32 Yuuc = 1/64


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yuuc

yuub | yuubid | yuubnaan | yuucan | yuucid | yuucnaan | yuucnaansho | shuyuuciyaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg