November 8, 2026
dharaar
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ro, m.l)
Macnaha:
- 1. Maliin. 2. Qado. 3. Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

