October 22, 2026
qaflad
Qaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb
Macnaha:
- Kedo; lamafilaan.
- Xirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo dhagax kale aan la gelin karin. ld qaflo¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

