September 30, 2026
jaw
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Yoon dhegta dhexdeeda laga dareemo, kaddib markii aad loo harraado.
- 1. Kaamil. 2. Jibaad meel fog laga maqlaaya. 3. Keli ah.
- Erey la yiraahdo kolka wax lala yaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

