dhabataysi ld dhabataysasho.
dhabatayso Qof qumanyaysasho.
dhabato Karti isha dadku leedahay oo la rumaysanyahay inay cid wax ku yeeli karto.
dhabayn eeg dhabee.
dhabayoco Dh. ah: qof saqajaan ah.
dhabbabireed Jidka tareenku maro.
dhabbac (1) 1. Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto. 2. ld dhabbicid.
dhabbac (2) Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigid.
dhabbacan Wax dhabbac u jiifa ahaansho.
dhabbacasho eeg dhabbaco. ld dhambacaadsad, dhambacaadsasho, dhambacaadsi.
dhabbacnaan eeg dhabbacan. ld dhabbacnaansho.
dhabbacnaansho ld dhabbacnaan.
dhabbaco Dhabbac u jiifsasho (qof). ld dhambacaadso.
dhabbaggacal Wadiiqo yar oo isku xirta laba qoys oo deris ah.
dhabbaggal (1) 1. Waddada geelu ku arooro. 2. ld dhabbaggelid.
dhabbaggal (2) U dh.: arrin u kuur gelid.
dhabbaggelid eeg dhabbaggal². ld dhabbaggal¹ (2).
dhabbaqayn eeg dhabbaqee.
dhabbaqee Cid gardarro kula kicid.
dhabbaqo Gardarro.
dhabbaqoo Ku dh.: gardarro ku kicid.
dhabbaqood eeg dhabbaqoo.
dhabbar Bartamaha habeenka.
dhabbayn eeg dhabbee.
dhabbe Jid ay baabuurta, xoolaha iwm maraan oo cagta lagu bixiyey. ld dhabbo.
dhabbee 1. Waddo si joogto ah u marid. 2. Xaskul la duugay tumid.
dhabbicid eeg dhabbac². ld dhabbac¹ (2).
dhabbis (1) ld dhabbisid.
dhabbis (2) 1. Is dh.: wax hurda iska dhigid. 2. U dh.: wax u qabasho.
dhabbisid eeg dhabbis². ld dhabbis¹.
<< < 355 356 357 358 359 360 361 362 363 364 365 > >>