gareed Midabka fiilka iyo caddaanka u dhexeey.
gareen Nooc kalluunka badda ka mid ah oo af dubba ah le.
garfaad Libaax badeedka jaad ka mid ah oo leh oogo xaleefsan oo u eg shimbir duulaya iyo dabo sida xarig yar u dhuuba.
garfeer Shanlo yar oo badanaa garka lagu feer.
gargaar1 1. Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh. 2. G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar. gargaar2 U g.: cid taakulayn. ld gergaar. gargaar-degdeg (daaw.) Habab takhtareed oo la adeegsado marxaladaha lama filaanka ah dhakhsana u baahan si loogu gargaaro qof dhaawacmay ama buka inta an isbitalka la jiifi.
gargaarid eeg gargaar². ld gergaari.
gargaarsad ld gargaarsash.
gargaarsasho eeg gargaarso. ld gargaarsa.
gargaarsimo ld gargaar.
gargaarso Cid gargaar ka dooni.
gargaro ld garaggar.
gargeer ld gargoo.
gargelyo Garawsashada cid xumaan laga galay la garawsado iyadoo loo hoyanay.
gargelyoo U g.: cid xumaan laga galay u hoysasho si loo raali geliy.
gargelyood eeg gargelyo.
gargeyr Duqow; guurt.
gargoo U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadi.
gargoof ld gargoo.
gargoor Nooc ka mid ah cawska biyaha ka dhex baxa oo dado aqallada; naqdac. ld gargeer, gargoo.
gargoorre 1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Magac meel ku yaal Iskushuban u dho.
gargooyo Dhexdhexaadinta la dhexdhexaadiyo laba qof oo gar isku hayst.
gargoyn eeg gargo.
gargudbi Webi, war, haro iwm labadooda dhan isaga gudbi.
gargudbid eeg gargudub.
gargudbin egg gargudbi. ld gargudbi.
gargudbis ld gargudbi.
gargudub1 ld gargudbi. gargudub2 Webi, haro, war iwm labadeeda dacal isaga gudbi.
page : 41 of 102
<< < 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 > >>