Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: hiilley
garni (muus.) Qalab yar oo ka sameysan gees lo'aad, oo lagu garaaco xargaha shareerad.
garniqid eeg garnaq². ld garnaq¹ (2.
garo (1) Riy.
garo (2) 1. Wax fahmid. 2. Wax aqoonsash.
garoob Haweeney la furay ama ninkeedu dhinta.
garoobbayn eeg garoobbe.
garoobbee Haweenay garoob ah isqurxi.
garoobnimo Garoob ahaansh.
garooc (1) 1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ahay.
garooc (2) 1. Wax is haysta in yar ka goyn. 2. Wax, wax ka maqan ka dhigi.
garoocan 1. Wax, wax in yar laga gooyay ahaansho. 2. Wax, wax ka maqa.
garoocasho eeg garooc.
garoocid eeg garooc.
garoocnaan eeg garoocan. ld garooc- naansh.
garoocnaansho ld garoocnaa.
garooco Wax is haysta in yar ka goosash.
garooman Wax aan geeso lahayn ahaansho (neef riyo ama lo'ah.
garoomanaan eeg garooman. ld garoomanaansho, garoonnaan, garoon-naansh.
garoomanaansho ld garoomanaa.
garoomasho eeg garoom.
garoomato Dhacarato; xayawaanka daaqa dhacart.
garoomey G. ah: gabar yar, hanaqaad galeen ah oo aan weli timatidcan. ld garaamm.
garoomid eeg garoon.
garoomo Madax, timo ka muldhisash.
garoon (1) Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha.
garoon (2) Neef lo'ama riyo ah oo aan geeso lahayn; seeny.
garoon (3) 1. Dhul geedo ka dhammayn. 2. Madax timo ka murxi.
garoonnaan ld garoomanaa.
garoonnaansho ld garoomanaa.
garoonshiid Go'darbaal ah oo askartu huwadaan ama gogladaa.
<< < 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 > >>

 

Exit mobile version